Madaxweyne Waare ma gobolka Hiiraan kaliya ayuu maamulaa Mise ?!!

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle ayaa tan iyo markii la doortay ku mashquulsanaa xil ka qaadista iyo magacaabista  Gudoomiyaha gobolka Hiiraan iyo Gudoomiyaasha degmooyinka gobolkaasi. Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Hirshabelle oo kasoo jeeda gobolka Hiiraan ayaa inta uu xafiiska joogay marar badan xil ka qaadis iyo isbadal ku sameeyay maamulka gobolka Hiiraan iyo kan degmooyinka. Wareegto dhawaan … Continue reading Madaxweyne Waare ma gobolka Hiiraan kaliya ayuu maamulaa Mise ?!!